Powered by MaanMiir Tech Solutions

MMS — MaanMiir System

Mustaqbalka Maamulka Iskuullada • 100% Cloud & Digital

1+
Iskuullo Firfircoon
539+
Arday Diiwaangashan
99.9%
Cloud Uptime & Speed
100%
Digital Exams & Fees
School Directory

Dooro Iskuulkaaga oo Gal Portal-ka

Arday, waalid, ama macallin: Ka raadi iskuulkaaga liiskan si aad toos ugu gasho portal-ka iskuulkaaga.

1 Iskuul
Bursalah secondary school
Bursalah secondary school
Verified
  • Bursalah, Somalia
  • 0907642424
  • 0907642424
Awoodaha MMS

Tiknoolijiyadda Maamulka Iskuulkaaga

Nidaam dhameystiran oo loogu talagalay maamulayaasha, macallimiinta, ardayda, iyo waalidiinta.

Imtixaanaadka & Billaha

Nidaamka casriga ah ee 20+80 dhibcood ama 100% Final ah, oo leh xiridda billaha iyo soo saarista warbixinta kaararka.

Mock Tests (8 & 12)

Hab gaar ah oo loogu talagalay fasallada shahaadiga ah ee fasalka 8-aad iyo 12-aad si ay ugu diyaar garoobaan imtixaanka dowladda.

Automatic Student ID

Soo saarista lambarka aqoonsiga ardayda ee nooca prefix_level_number (e.g. saf_p_0012) oo si toos ah u shaqeynaya.

Mobile Fee Payments

Maamulka lacagaha fiiga ardayda, rasiidhada, Zaad, Sahal, EVC Plus, iyo xisaabaadka dakhliga iyo kharashaadka.

Cloud Multi-Tenant SaaS

Iskuul walba wuxuu leeyahay data gooni ah, subdomain u gaar ah (e.g. safa.domain.com), iyo amniga xogta heer sare ah.

Saddex Luuqadood (3-Languages)

Nidaamku wuxuu si toos ah ugu shaqeeyaa English, Soomaali, iyo العربية (Arabic RTL).

Xirmooyinka SaaS

Qorshooyinka Qiimaha MMS

Xulo xirmada ku habboon tirada ardaydaada iyo baahiyahaaga maamul.

Free Trial (14 Days)

$0 / trial

Ilaa 100 Arday oo firfircoon

  • Diiwaangelinta Ardayda & Shaqaalaha
  • Imtixaanaadka & Nidaamka Billaha
  • Mobile Payments (Zaad, Sahal, EVC)
  • Soo Saaridda Kaararka Natiijooyinka
  • Subdomain Gooni ah & Cloud Backup
Dalbo Xirmadan Hadda

Standard Monthly

$30 / monthly

Ilaa 500 Arday oo firfircoon

  • Diiwaangelinta Ardayda & Shaqaalaha
  • Imtixaanaadka & Nidaamka Billaha
  • Mobile Payments (Zaad, Sahal, EVC)
  • Soo Saaridda Kaararka Natiijooyinka
  • Subdomain Gooni ah & Cloud Backup
Dalbo Xirmadan Hadda

Enterprise Unlimited

$500 / yearly

Ilaa 10,000 Arday oo firfircoon

  • Diiwaangelinta Ardayda & Shaqaalaha
  • Imtixaanaadka & Nidaamka Billaha
  • Mobile Payments (Zaad, Sahal, EVC)
  • Soo Saaridda Kaararka Natiijooyinka
  • Subdomain Gooni ah & Cloud Backup
Dalbo Xirmadan Hadda
MaanMiir Tech Solutions

Ku Biiri Iskuulkaaga MMS Hadda

Kooxdayada farsamadu waxay diyaar u yihiin inay iskuulkaaga u sameeyaan setup degdeg ah, tababar buuxa oo bilaash ah, iyo taageero farsamo 24/7 ah.

MaanMiir Tech Solutions
MaanMiir Tech Solutions
Next-Generation EdTech

Shirkad casri ah oo bixisa nidaamyada maamulka iskuullada, jaamacadaha, iyo xalalka IT-ga ee heer caalami.

info@maanmiir.com
Somalia (Mogadishu, Hargeisa, Garowe, Qardho)